XAFIISKA MAALGALINTA IYO WARSHADAHA DDS
Xafiiska maalgalinta iyo warshadaha deegaanka Soomaalida (SIIB) waa urur dowladeed oo la aas aasay 1991 si sare loogu qaado maalgashiga gaarka loo leeyahay ee gobolka. SRIDB waa xafiis iskiis u madax banaan oo leh shakhsiyad sharciyeed u gaar ah isla markaana la xisaabtami kara madaxweynaha deegaanka Soomaalida.
Himilada
Aragtida xafiiska maalgalinta iyo warshadaha deegaanka Soomaalida waa inay noqdaan hay'ad xoog leh taas oo ka dhigaysa deegaanka Soomaalida mid ka mid ah kuwa ugu horreeya go'aamada maalgashiga ee Itoobiya.
Howlgalka
Hadafkeedu waa in la xoojiyo maalgashiga gobolka iyada oo kor loo qaadayo fursadaha maalgashi ee gobolka, abuurista jawi maalgashi oo wanaagsan iyo in la siiyo adeeg hufan maalgashadayaasha si ay u keenaan horumar dhaqaale oo deg deg ah oo waara oo ka socda Deegaanka Soomaalida.
KA QAYBGALKA QURBA JOOGTA
506,753,529.24 ETB
506,753,529.24 ETB
506,753,529.24 ETB
INVEST IN SOMALI REGION
Let us grow Together
NEWS & EVENTS
Changes We Need
-
Ethiopia is about to start extracting crude oil from the Ethio-Somali region
Ethiopia is to start extracting the first ever crude oil deposit from Ethio-Somali Region as of the beginning of 2018.…in News and Events Read 240 times
-
H.E.Mr.Abduslam Yusuf Mohamud The Head of Investment & Diaspora Bureua of SRS.
The Head of Daispora and Investment Bureau in Somali Regional Satate Mr: Abdisalam Yusuf Mohamud has given an interview on…in News and Events Read 247 times
-
Saudi Arabian billionaire to implement $ 2 billion projects in DDS
The projects, which include real-state housing projects in the first phase of 5,000 to 10,000 homes, solar power projects and…in News and Events Read 247 times